Month: July 2017
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya oo Habeenimo Kormeer ku sameeyey Saldhigyada booliska iyo Wadooyinka Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa Habeenimo Kormeer ku sameeyey Saldhigyada booliska iyo Wadooyinka Magaalada Muqdisho isagoo u kuur galaayey habsami […]
Muuqaal: Somaaliya Oo La Wareegtay Jaamacada Umada
Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ayaa maanta si rasmi ah uga guurey Xarunta Jaamacadda Gahayr oo ku taalla Magaalada Muqdisho, Munaasabad kooban […]
Daawo:Xildhibaanada Soomaliland oo Sheegay in farmaajo qabsaday Somaliland iyo Khaatumana La weeraro
Xildhibaan Dheeg Oo kamid ah Barlamaanka Somaliland ayaa Si Qaawan Usheegay in Lagu qaado duulaan Buuhoodle iyo khaatumo .
Daawo:Dalsoor oo Kashiftay sir u Qarsoonayd Madaxwaynaha Jabuuti
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa sida soomalida Ku baratay ah madaxwayne inta badan jecel in soomaliya ay hormarto dhibka ay ku jirtana ka […]
Daawo: Magaalada Jawhar Oo Lagu Xiray 7 Maamule Dugsi
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ku xir xiray Maamulayaasha Iskuulada ku yaala Magaalada Jowhar ee […]
Daawo+Sawiro:Fanaanda Nasteexo Indho oo wacdaro kadhigatay Xafladii ay soo qaban qaabiyeen Deeqa Ladane & teamkeeda oo kadhacday Toronto Canada
Waxaa Dalka Canada gaar ahaan magaalada Toronto Kadhacday Xaflad si heersare ah loo agaasimyey oo loo dhigay Fanaanada Wayn Nasteexo Indho, Xafladaa oo ka soo […]
Dhageyso:Xildhibanada Jubbaland oo Dacwad Culus ka gudbiyey Axmed Madoobe
Xildhibaankan Baarlamanka Jubbaland ayaa Maxkamadda Sare ee dalka Soomalia u gudbiyay dacwad ka dhan ah Madaxwyanaha Jubbaland Axmed Madoobe taasoo ku saabsan inuu jabiyey sharuucdii […]
Haweenka Kismaayo oo tacsiyeeyay geerida guddoomiye ku xigeenka Ururka Barwaaqo
Ururka haweenka Jubbland ayaa ka tacsiyeeyey AUN Xaliimo Xasan Diiriye oo ahayd gudoomiye ku xigeenkii ururka haweenka Barwaaqo ee degmada Baladxaawo oo Kooxo hubeysan ay […]
Dhageyso:Maamulka luuq oo lagu eedeeyey inay odayaal xabsigeen dhigeen
Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in odayaal kasoo jeeda deegaankaas ay maamulka Degmada Luuq xabsiga udhaadhiciyeen sida ay sheegeen qaar […]
Dowlada Soomaliya oo loogu baaqay inay wax ka qabato lacagta ladiiday
waxaa isi soo taraya baaqa ka imaanay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaliyeed ayakoo ka cabanaya ganacsatada oo diiday inay qaataan kunka shillin soomaliga aha […]
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee soomaliya oo sheegay inaan Ubaahnayn Ciidan shisheeye
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee soomaliya Cabdi Xaashi ayaa sheegay inaan soo celin karno sharaftii ciidanka Soomaliya Hadii aay helaan daryeel iyo dhowrid taasina waxay keenaysaa […]