Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2017

No Image

Wasiir Xoosh oo u sheegay xildhibanada Fowdada ah inuusan Hortagikarin ee dib loogu dhigo

30th July 2017 admin 0

Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Cabdiraxmaan Xoosh jibriil ayaa maanta ka cudurdaartay in u hortago Xildhibanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya, xili maanta lagu waday […]

kniisad

Daawo:Wasiirkii Diinta Somaliland ayaa Masaajid gudihiisa ka qiray inay Jirto Kaniisadu, Waana Inaan Lamacaamilnaa Ilayn dowlad baanuhay

30th July 2017 admin 0

Magaalada Hargaysa waxaa kajira Xiisad kadib markii Naag Masiixiyad ah ay shegtey inay ay Soomaliland u timid sidii ay ufurui lahayd Kaniisad waana ku guuleystay […]

No Image

Ciyaar kulul oo dhexmartay Labo kooxood oo dad badana usoo daawosho tagay ayaa kadhacday Caabudwaaq”video+Sawiro”

30th July 2017 admin 0

Ciyaar kama dambays ahayd oo dhexmartay Kooxaha kala ah FC Wiriq iyo FC Al-raxma oo kamida kooxaha kadhisan Degmada Caabudwaaq waxaana ciyaartaan ay ku dhamaatay […]

qarax

Qarax Qasaare Gaystay oo kadhacay Muqdisho”Sawiro”

30th July 2017 admin 0

Qarax laga soo buuxshay Gaari nooca raaxada ah ayaa la sheegay in uu ku qarxay meel aan ka fogeen Saldhiga degmada Waabari. khasaaraha ka dhashay […]

puntland

Daawo:Afar dagmo oo Cusub oo lagu soo daray Degmooyinkii Puntaland

30th July 2017 admin 0

Fadhiga barlamaanka oo uu shir gudoominayey guddoomiyaha Golaha Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay natiijada codaynta, 39 xildhibaan ayaa u codeeyay in la ansixiyo degmooyinkaas […]

muqdisho

Daawo:Mubaadin Soomaaliyeed oo gurigiisa lahaystay 27 baa dib maxkamada Gobolka banaadir ugu celisey

30th July 2017 admin 0

Waxaa Isi soo taraya Muwaadiyiinta soomaliyeed ee Guryahoodii Muqdisho si sharci daro ah looga haystey oo dib loogu soo celinaayo taas oo farxad galisay shacabka […]

masjid

Munaasibad Loo Sameeyay Arday Dhammaysatay Qur’aanka ayaa kadhacday Burco

30th July 2017 admin 0
xaaf

Madaxweynaha Galmudug Oo Furay Kal Fadhigii 5aad Ee Barlamaanka Cadaadana Iskaga tagaya

30th July 2017 admin 0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maal-mihii dambe ka maqnaa Cadaado ayaa waxaa uu Magaalada Cadaado ee Xaruunta ku meel gaar ka ah […]

No Image

Wasiirka Cadaalada Somaaliya Oo Barlamaanka Hortagay

29th July 2017 admin 0

Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji,ayaa maanta hortagay golaha shacabka,waxaana wax laga weydiiyay halka uu marayo Guddiga adeegga garsoorka dalka, Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane […]

No Image

Daawo:Ciidamada Jubaland Oo La Wareegay Deegaanka Buulo Guduud

29th July 2017 admin 0
No Image

Wasiirkii Amniga Jubaland Janan ayaa xabsiga Utaxaabay taliyihii Booliska Degmada Luuq

29th July 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaay sheegayaan in xabsiga la dhigay Taliyihii Saldhiga Degmada Luuq Diyaad Cabdi Kaliil. Wasiirka Amniga […]

kniisad

Daawo:Wasaarada Diinta iyo awqaafta Somaliland oo war kasoo saartay Kaniisada Laga Hirgaliyey Hargaysa

29th July 2017 admin 0
ma

Wafti Kasocda Hay’ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliya oo gaaray Kismaay”Sawiro”

29th July 2017 admin 0

Wafti Balaaran oo uu hogaaminaayo Agaasimaha guud ee Hay’ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliya ayaa maanta gaarey Magaalada Kismaayo, Ujeedka Socdaalkooda yaa lagu sheegay inay soo […]

bara

Daawo:Barakacayaasha Kusugan Magaalada Burco oo kacabanaya Nolol xumo soo wajahday

29th July 2017 admin 0
masjid

Madarasada Al-Aqsa ee Wajaale ayaa Munaasabad balaaran uqabatey Ardayda

29th July 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes