Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ka dambeeyey dilkii Wasiirkii Howlaha Guud iyo guryenta ee Dowladda Soomaaliya Marxuum Cabaasi C/llahi Sheekh Siraaji.
Waxgaradka Beesha uu kasoo Jeedo Axmed Cabdulaahi ayaa waxay kacodsadeen Madaxda dowlada federaalka Soomaliya inay dib ufiirso Xukunka dilka ah ee lagu riday Axmed Cabdulaahi sababtoo ah sikama ah buu dilka udhacay Ma ahayn mid bareer ah bay sheegeen.
Leave a Reply