
Garyaqaanka Guud ee dowladda Somaliya Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa soo saaray qoraal uu ku ayiday xukunkii ay riday Maxkamadda sare ee dalka ee ahaa in dib loogu celiyo doorashada 8-kursi ee lagu muran sanaa.
Qoraalkaan ayaa ku socday Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal iyo Guddiga doorashooyinka qaran, si in dib loogu celinayo doorashada 8 xildhibaan ee golaha shacabka.
Leave a Reply