
MadaxweynahaSoomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Baandir Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda, Tarsan ayaa kamid ahaa musharixiintii u tartamaysay xilka madaxweynaha Soomaaliya ee doorashadii madaxtinimo ee horaantii sanadkan ka dhacday dalka.
Leave a Reply