Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Cali Khaliif Galayr ayaa waxuu sheegay dhibaatda iyo qalalasaha siyaasadeed ee khaatumo ka dhacay Waxaa laga soo abaabulay Xamer iyo Garoowe sidaan wadahadalada ula galnay Somaliland.
Cali kahaliif iyo gudoomiyaha Baarlamanka khaatumo ayaa waxaa Xilka ka qaaday Baarlamaanka Khaatumo.
Leave a Reply