
Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 kalane waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo Maqribkii Caawa ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama gaar ahaan inta u dhaxeysa Hotel Ambasadoor iyo Isbitaalka daarushifa ee Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply