
Wafdi uu hogaaminayo Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga iyo saraakiil kale oo katirsan ciidamada Uk ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaasi oo uu kulan kula qaatay Ku-simaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi iyo Wasiirada Wasaaradaha Magacaaban ee Amniga iyo Qorsheynta.
Leave a Reply