Wasiirka arimaha gudamaha Somaliland oo ku sugnaa Laascaanood ayaa wuxuu sheegay in Puntland uga digayaa inay Fowdo kusameeyaan Sanduuqda Codbixinta sidii hada kahor horay udhacday, Wasiirka arimaha Gudaha ayaa sheegay in Puntland ay isku afgartaan maray is arkeen inaysan guran Sanduuqda codbixinta.
Leave a Reply