
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulanka laqaatay Gudiga taakulaynta Ciidamada qaranka Soomaliya waxuuna kula dar-daarmay xubnaha guddiga in kalsoonida shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan xubnaha guddigan ay furo u noqonayso ka mira-dhalinta ujeedka loo asaasay.
Leave a Reply