Liibaan Aadan Warsame oo ah waa wiil dhalinyaro ah oo kunoo Magaalada Caabudwaaq mudo Afar sano ah waxaa uu la xanuunsan yahay Cudurka Kansarka, Qoyskiisa waxay ka soo barakaceen Abaarta kadibna Hooyadiis ayaa udhimatay Cudurka Shuban Biyoodka hada waxaa gacanta ku haysa Eedadiis Walaal Caawi Alle ayaa kuu abaal gudi doona maalinta Aaqiro
Kawac eedadiis Cibaado Warsame #Tel:00252615230546
Leave a Reply