
Xaflad si heer sare u dhacday oo soo qaban qaabiyeen Maamulka dugsiga hose dhexe ee Salaxuldiin ee degmada luuq ee Gobolka Gedo Xafladaan ayaa waxaa lagu sagoontinaayey ardaydii dhameystay sanad dugsiyeedka 2016/2017 waxaana ka qabgalay waladinta,ardayada iyo martisharaf kale.
Hoos kadaawo warbixintii Wariye Mohamed kafi UK
Leave a Reply