
Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar kale ku guulaystay doorashadii ka dhacaday dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa helay 54% codadkii la dhiibtay halka musharraxa xisbiga mucaaradka Raila Odinga uu helay 44% codadkii la tiriyay.
Raila Odinga ayaa sheegay in aysan ku qanacsanayn sida ay u dhacday doorashadan, Sidoo kale Musharaxiin kale ayaa iyaguna sheegay inaysan Qanacsanayn.
Leave a Reply