Wararka Naga soo gaaraya Magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamda Ammaanka degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ay howlgal baaran ka bilaa xaafadaas kadib markii Askari ka tirsanaa Ciidanka Minishiibiyada ay koox hubayn ku dileen Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.
Kooxihii ka dambeeyay dilka Askariga Ciidamada Minishibiyada ka tirsanaa ay isaga baxsadeen goobtay ka geysteen dilka.
Leave a Reply