
Wararka aan ka helayno dalka India ayaa sheegaya in Maxaabiista Soomaaliya ee ku xirnayd India 26 ka mid ah lagu xukumay min 7 sano oo xarig ah iyo ganaax. Hore ayaa waxaa ay isla maxkamaddaasi xukun ku riday Maxaabiis kale .
Soomaaliya iyo India ayaa heshiis horey ugaaray oo ahaa in maxaabbiistaas lagu soo celinayo dalkooda ka dib markii Laxukumo.
Leave a Reply