11 Wasiir oo ka tirsan Maamulka Hirshabeele aya iska casileen xilkooda, iyadoo uu sii xoogeystay ololaha ka dhan ah Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble, Shir jaraa’id oo Wasiirada ku qabteen magaalada Jowhar ayaa sheegay inay isku casileen waxqabad la’aan Madaxweynaha Hirshabeelle iyo inuu ka gaabiyay howlihii loo igmaday.
<iframe width=”854″ height=”480″ src=”https://www.youtube.com/embed/pC59_doavuI” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>
Leave a Reply