Wasaaradda arrimaha dastuurka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hanaanka dib-u-eegista dastuurka la yeelatay maamulka gobolka Banaadir, Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen guddoomiyaha gobolka Banaadir, gudoomiye Ku-xigeenada, xoghayaha-guud ee gobolka, iyo guddoomiyayaasha degmooyinka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid ahaayeen dib u egiista dastuurka iyo maqaamka Muqdisho.
Leave a Reply