Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ayaa ka soo horjeestay xilka qaadista ay ku sameeyeen Xildhibaannada Maamulka Hirshabeelle.
Madaxwayane Cosoble waxaa uu sheegay in aysan xil ka qaadi karin Xildhibaan tiro yar oo shir ku yeeshay Jowhar, waxa uu xusay in isaga ay la joogaan 50 Xildhibaan.
Leave a Reply