Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur)-ku-xigeenkii Hogaamiyihii Xarakada Al-shabaab oo dhawaan Dowladda Federaalka Soomaliya isku soo dhiibay ayaa maanta kula hadlay suxufiyiinta magaaladda muqdisho asagoo kusugan Hotel City Place ayaa waxuu sheegay in uu ka baxay Al-shabaab islamarkaana uu codsanayo in ay shacabka Soomaliyeed cafiyaan.
Muqtaar Rooboow ayaa umahad celiyey dowlada soomaliyeed sida ay usoo dhaweeysey iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay soo dhaweeyntiisa.
Leave a Reply