Tobabar ay soo qaban qaabisay Wasarada Diinta iyo Awqaafta Soomaliya oo ay qaby galeen 60 macalin dugsiyeed oo ka kala yimid Gobolada dalka ayaa ka furmay Magalada Muqdishu, Tobabarkaan ayaa waxaa kor loogu qaaday aqoonta macalimiinta Dugsiyada.
Tobabarkaan waxaa ka qayb galay Wasiir dowlada Diinta iyo Awqaafta soomaliya Gudoomiyha Culimada soomaliya iyo macalamiinta tobabarka Bixinaysay, wasaarada ayaa ugu baaqday in lamideeyo dugsiyada dalka si tayada wax barshada kor loogu qaado
Leave a Reply