Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta udhoofay dalka Sacuudiga si uu usoo gudto waajibaadka Hajjka siduu sheegay, Gudashada Hajjka kadib ayaa lafilayaa inuu Madaxwayne Gaas uu lakulmo madaxda Sacuudiga si ugu Cadeeyo inuu taageersan yahay Go’aanka Sacuudiga iyo Xulafadiisa ka qaateen Dowlada Qadar, Taas oo badalkeeda ayuu Madaxwayne Gaas filaaya inuu Sacuudiga Ka helo Lacago asaga si gaar ah loo siinayo si uu danahiisa ugu guto.
Dowlada SAcuudiga iyo Xuladeeda ayaa waxay kala kulmeen Madaxda Dowlada Soomaliya oo ugu Horeeyo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ga’aan adag oo ay ku diidan yihiin inay kala taageeraan labo dal oo Muslim ah Horeyna mdaxwayne ayaa diiday lacag dhan 80 Milyan oo doolar oo laa luush oo Sacuudiga u balan qaadeen waana Dan Madaxwaynaha Puntland uu Baadi goobka ugu Jiro.
Leave a Reply