
Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo kuwa Midowga Afrik ayaa la wareegeen deegaanka Bariire ee gobolka Shabelaha Hoose oo ay gacanta ku hayeen kooxda Al-shabaab Wararka waxay sheegayaan in Alshabab halkaas loogu gaystay qasaare dhimasho iyo gadiid laga gubay.
Ciidamada Dowlada Soomaliya ayaa wada dagaal balaran oo looga xoreynayo Alshabab goobihii ay horey u haysteen.
Leave a Reply