Waxaa Magaalad london ee Casumada Wadanka Uk ka dhaacy kulan loogu tacsideynayo allaha unaxariistee Wasiirkii Hore Arimaha Dibada Soomaliya Dr Cabdirixmaan Jaamac Barre oo ay soo qaban qaabiyeen Hawl wadeenadii hore wasaarada Arimaha dibada Soomaliya waxayna tacsi udireen Qoyskii iyo eheladii oo kabaxay Dr Cabdirixmaan Jaamac barre waxayna wasiirka ilaahay uga baryeen inuu janadii kawaraabiyo.
Dadkii halkaas ka hadlay waxaa kamida Qusulyo iyo Safiiradii dalalka kala duwan Soomaliya wakiilka uga ahaa aduunka
Leave a Reply