Daawo:Shacabka Hargaysa oo sheegay Dowladii Siyaad Barre baa Ugu dambaysay biyo umada Wada gaara

Magaalada Hargaysa ayaa waxaa kajira biyo la’aan taasoo keentay in dadwyanaha ka cabtaan biyo la’aantaan joogtada ah oo mararka qaarkood xaafadahaqayb kamida aysan maalmo biyo helin, biyo la’aantaan kajirta magaalada Hargaysa ayaa wadamada deeqaha bixiya lacag badan ku bixiyeen sidii wax looga qaban lahaa lakiin tani madhicin siday sheegeen.

Dadwaynaha ku nool Hargaysa ayaasheegey inay ugu dambaysay Biyo ummada wada gaara dowladii dhex ee uu hogaaminayey allaha unaxariistee Madaxwaynihii hore soomaliya Maxamed Siyaad barre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.