Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Ayaa Sheegey In Maamulka Jubbaland Uu Wax Ka Qaban Doono Arimaha Dhinaca Dhulalka Oo ah Sida Uu Sheegey Caqabadda Inta Badan Haysato Shacabka Reer Jubbaland Gaar Ahaan Midka Magaalada Kismaayo.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply