Waxaa Garoonka Diyaradaha Magalada Muqdisho maanta soo gaaray Ciidmao dheeraad ah oo ka socda Dalka Buridi, Ciidmadaan Burindi ayaaaka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaliya AMISOM.
Ciidamadaan ayaa lafilayaa inay badalaan qaar kamida ciidmadii wadanka Burindi howray uga Joogay, Burundi ayaa ah dalka labaad ee ugu badan ciidanka howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM marka laga reebo dalka Uganda.
Leave a Reply