
Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Cabdullaahi Iimaan Ceynte ayaa sheegay in Howlgal ka dhan Al-shabab meel fiican maraayo degaano badana ay ka qabsadeen ciidanka xooga dalka Soomaliya, howlgalada oo Maleeshiyaadka Al-shabaab looga furtay hub kala duwan.
Dagaalkaan ka dhanka ah Al-shabab ayaa ah mid aan joogsan doonin ilaa Al-shabaab laga saarayo meelaha wali gobolka Sh/Hoose ay kaga dhuumaaleysanayaan.
Leave a Reply