Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in uu dhawaan ku dhawaaqi doono Gudiga doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in ay si wanaagsan u diyaarin doonaan doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayada oo goob joogeyaal badan imaan doonaan isala markaana si nidaam wanaagsan ay u dooran doonaan Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle.
Leave a Reply