Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta u eeray Wasiirro ka tirsan Xukumadda

Xildhibaanno ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa u yeerayr Wasiirro ka mida Xukumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyyre oo wax laga weydiin doono Lacagaha faraha badan ee laga qaado Xujeeyda Soomaalida ee ka Xajiya Dalka Soomaaliya Gudihiisa.

Wasiiradda loo yeeray waxaa kamida Wasiirka Aw-qaafta iyo Arrimaha Diinta,Wasiirka Ganacsiga,Wasiirrka Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda,si wax looga weydiiyo Lacagahaasi tirada badan.

Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi oo kamida Aqalka Sare ayaa sheegtay in Wasiiradda laga dhageysan doono Sababta keentay in laga qaado Lacagahaas badan  Dadka doonaya in ay soo Xajiyaan

Wixii ka soo kordha halkaan kala socda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.