Barnaamijka La hadal Hctv oo uu daadihinaayey Wariye C/qaadir Maxamed Dulyar ayaa waxaa Marti ku ahaa Ganacsade, Siyaasi Cabdi Xoosh Ashkir oo Burburkii dalka Soomaliya kahor kusoo kordhiyey wax badan oo kamid ahayeen Shaqo abuuris,Warshado iyo horumarinta Beeraha dalka.
Leave a Reply