Daawo: Shir Lagaga Hadlayey Ciidamo Qaran Oo Ay Soomaaliya Yeelato oo Muqdisho kadhacay

ducale

Shirka ayaa waxaa qaban qaabisay Wasaaradda Amniga Qaranka waxaana ka qayb galay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Taliyaasha Ciidanka Amaanka, hay.ada Socdaalka iyo jinsiyada,Wasaaradaha Amniga Dowlad Goboleedyada. Iyo diblu Maasiyiin ka socday Beesha Caalamka, Waxaa shirka oo uu shir gudoominayay wasiirka amniga looga hadlay qorshaha amniga Somalia ilaa 2020 ka iyo wadooyinka loo marayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.