Kulankii golaha wasiirada dalka Nigeria oo baaqday kaddib markii uu alaabtii cunay Doolli

  • Kulanka Golaha Wasiirrada Dalka Nigeria ayaa la baajiyay maanta kaddib markii Afhayeen u hadlay Madaxweyne Buhari uusan ka qeybgelin karin kulankaas.

    Lataliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Nugeria Femi Adesina,ayaan sheegin sababta uu Madaxweynaha u baaqday waxaase la isla dhexmarayaa in sababtu tahay kaddib markii Qalabkii Xafiiska Madaxweynaha uu cunay Doolli ama Jiir,sidoo kalena ay shaqo gabeen Mukeyfyadii Xafiiska Madaxweynaha.

    Warkooban oo ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo xafiiska Madaxweynaha oo xirnaa saddexdii bilood ee uu ku maqnaa fasaxa Caafimaad ee Dalka Ingiriiska

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.