Madaxweynaha oo amar ku bixiyay in la baaro Caruurtii iyo Haweenkii lagu weeraray Magaalada Muqdisho. 23rd August 2017 admin Wararka Maanta 0 Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha Somaliya ayaa amar ku bixiyay in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo cidii ka dambeysay weerarkii lagu qaaday Qoyska Xasan Cabdi Cawad oo ah gudoomiyaha Shirkadda Dahabshiil iyo Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, kaasi oo caruurtiisa gaari ay saarnaayeen lagu rasaaseeyay 15-kii Bishan Degmada Hodan Share this:TwitterFacebookWhatsApp mogadishuSOMALIAWararka Maanta
Leave a Reply