Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle oo Geeriyooday

hirshabee

sheegeen Xubno ka tirsan Maamulkaasi.

Xildhibaan Aadan waxaa qabtay Xaruun deg deg ahaa, waxaana ku dhegay Naqaska, waxaana uu geeriyooday Markii Isbitaalka la geeyay xalay iyadoo saakay lagu wado in aas loogu saameeyo Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle.

Marxuumka dhintay ayaa 55 jira laga soo doortay Gobalka Hiiraan sidoo kalane hore u soo noqday Gudoomiye Ku xigeenkii Maaliyada ee Maamulka Gobalka Hiiraan sanadkii 2012.

Dadka yaqaana ayaa sheegay in uu ahaa qof hadal gaaban oo aan dadka dhibin aadna u daneeya hormarka Bulshada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.