Dhagayso: Xilliga la dooranayo Madaxwaynaha Hir-Shabelle oo lagu dhawaaqay.

Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka  Hirshabeele  oo warbaahinta lahadlay ayaa waxay ka Hadleen Xaalada siyaasadeed ee ka taagan magaalada Jowhar.

Xildhibaanadaan waxa ay sheegeen in xildhibaanada tan iyo markii ay xilka kaqaadeen madaxweynihii hirshabeele cosoble ay haatan iskudiyaarinayaan sidii ay usoo dooran lahaayeen madaxweyne cusub.

Hadaba xildhibaan ibraahin maxamed  Dadow oo kamid ah xildhibaanada hir-shabeele ayaa warbaainta lahadlay.

Halkaan hoose ka dhagayso codka xildhibaanka:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.