Daawo:Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dhacdadii Bariire iyo Nin Nabadsugida Soomaliya xabsiga kala Baxeen

Wasiirka Aminga Galmudug Cismaan Ciise ayaa waxaa dowlada Soomaliya ka Codsaday inay Ciidamada Nabadsugida usoo ceshaan nin ay xabsiga kala baxeen kadibn muqdiho ukaxaysteen, waxaa kaloo dowlada Soomaliya Kacodsaday in la baaro cidii ka dambaysay shacabkii lagu laayey Bariire.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.