
Qarax Gaari ayaa Goor Dhow ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska KM-4 iyo Tareebiyaano ee Magaalada Muqdisho, Qaraxa xoogiisa ayaa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir.
Warar kale ayaa sheegaya in Gaariga la dhigay Meel u dhow Hotelka Mubaarak islamarkaana uu halkaas ku Qarxay oo aysan Ciidamadu Fashilin,waxaana ku dhaawacmay Labo Qof oo mid yahay Ilaalada Hotelka Mubaarak.
Leave a Reply