
Ururka Hirda ayaa Haweenka Ganacsiga yar ku haysta Magaalada Caabudwaaq Gudoonsiiyay Deeq lacag si ay kor ugu qaadaan ganacsigooda Waxaana halkii Qof la siiyay $500 oo doolar (Shan boqol oo doolar) Hirda markasta Bulshada way garab taagan tahay waana ay muuqataa waxqabadkeeda Caabudwaaq.
Leave a Reply