khilaafkii ugu cuslaa oo soo kala dhexgalay hogaamiyasha maamulka gobolada dhexe

waraka naga soo gaaraya deeganada ay maamuulaan maamulka  ehlusuno ayaa sheegaya inuu jiro khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay taliyaha ciidanka maamulkaas ,mascuud,iyo waliba   saadaq yuusuf direed waxaana khilaafkoodu uu yimid markii mascuud uu diiday in markle la weeraro deeganka xeraale oo ehlusuno  dhawaan lagala wareegay  ,isagoo diidmadiisa ku sababeeyay in halkaas ciidanbadan ay ku waayeen islamarkaana uusan diyaar u ahayn markale inuu ciidan kuwaayo ,halka saadaq oo aad uga xumaaday arinkaas iyo diidmada mascuud .

Maamulka gobolada dhexe ayaa ka taliya dhamaan  magaalooyin waaweyn oo mudo ay maamulayeen  iyagoona ka soo xoreyay kooxo nabadiida oo illaa iyo hada ka taliye qeybo ka mida gobolada dalka.

khilaafkan oo ah mid ugub ah ayaa waxaa soo baxaya in horjoogayaasha kooxdaas ay lakala safteen labada nin.

xeraale waxaa hada ku sugan wafdi wasiir ah oo kasocda maamulka galmudug waxa ayna la hadlayaan dadka deeganka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.