
Baaq Nabadeed oo kayimi qurbajoogta Beesha Ugaadhyahan oo ku wajah Biyo-Guduud iyo Buuhoodle
Shir ay isugu yimaadeen qurbajoogta Beesha Ugaadhyahan caawa oo bishu tahay 22/08/17. Shirkaa oo lagaga arinsaday colaaada kasoo kordhay deegaanka Biyo-Guduud ee gobolka Sanaag, waxaana […]