Month: August 2017
Madaxweyne Farmaajo“Dr. Cabdiraxmaan J Barre waxa uu kaalin wayn ka qaatay sare u qaadista magaca Soomaaliya ay ku leedahay Caalamka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo xalay ku geeriyooday magaalada San Diego […]
WaxBadan Ka Ogow Cabdi Cali Raage iyo Halka uu Ku Dambeeyey
Waxaan Maqaalkan Ku eegi doonaa warar ay qorayeen Maalmahan qaar ka mid ah shabakadaha Soomaalida kuwaas oo Sheegayay in Abdi Ali Raage iyo Madaxwaynaha Jubaland […]
Madaxweynaha turkiga oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee soomaaliya ufadhinayo dalka turkiga
August 16 (Gedo times) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u fadhin doona dalkaas Amb. […]
Puntland oo taageertaay isbahaysiga sucuudiga baaqna udirtay dowlada fedraalka (aqriso)
August 16 (Gedo times) Maamulka Puntland ayaa maanta go’aan ka soo saaray xiisada siyaasadeed ee u dhaxeeya wadamada Khaliijka, iyadoo taageertay Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudi […]
Jaaliyada GalJubba London OO ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee wasiirkii hore Wasarada arimaha dibada Soomaliya Dr Cabdirixamaan Jamac Barre
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd […]
Deg Deg: Diyaarad ku dul dhacday Degmada dayniile ee G/Banaadir.
Wararka ka imaanaya degmada dayniile ee Gobalka Banadir ayaa sheegay in Diyaarad ay dul dhacay degmada dayniile ee Gobalka Banadir. Goob joogayaal ayaa sheegaya in […]
Xildhibaanada Hirshabeelle oo Ku dhawaaqay Gudiga Doorashada
Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle Ee Maanta ku yeesheen Magaalada jowhar waxaa shir gudoomiyay Gudoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Waxaa soo xaadiray 87 xildhibaan Waxaana lagu dhawaaqay tirada […]
Dhageyso:Fariintii Ra’iisul Wasaare Kheyre Golihiisa Wasiirada soomaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo dib-u- […]
Xildhibaano sheegay inay xilka ka qaaden m/kuxigen maamulka hirshabelle cali guudlaawe
August 16 (Gedo times) Xildhibaano taageersan Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle C/laahi Cosoble oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay […]
Ganacsade soomaaliyeed oo lagu dilay dalka south africa
August 16 (Gedo times) Burcad la rumeysan yahay in ay Koonfur Afrikaan yihiin ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku gubay Dukaankiisa oo ku yaalla magaalada Durban oo […]
Deg,deg nabadoon lagu dilay duleedka degmada mahadaay
Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ayaa sheegaya in nin hubeysan uu ku dilay tuulo lagu magacaabo Shaan, nabadoon lagu magacaabi jiray Xasan Aweys Alla-Yaqaan. Nabadoonka […]
Muxuu salka ku hayaa khilaafka maaamulka hirshabelle halkaan ka ogow:
Calawsanaan Siyaasadeed, Gilgilka Hoggaankii Maamulka Hirshabelle iyo Xil ka qaadis is-barbar socota, Is-qabqabsi iyo saamayn halisteeda hagoogsan ayaa waxaa laga dareemi karaa Jilitaanka Siyaasadeed ee […]
Allaha Unaxariisto Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Dowladii Dhexe ee Soomaliya oo Geeriyooday
Alla ha u naxriistee waxaa dalka Mareykanka ku geeriyooday Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Dowladii Dhexe ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Jaamac Barre. Alla ha […]
Wax ka ogow Khilaafka soo kala Dhex galay Musharrax Muuse biixi Iyo Saylici & Qorshaha KULMIYE iyo C/raxmaan cirro
August(Gedo times)-Musharraxa Madaxweyne Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, iyo sidoo kale, Murashaxa Madaxeweyne ku-xigeenka ee Xisbigaas Cabdiraxmaan Ismaacil (Saylici), ayaa markale khilaaf madmadow wada-shaqeyntooda uu […]