Cumar Aadan “Cumar Baadiyow” Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dadka kunool gobolka Hiiraan ay ka tashadeen maamulka Hirshabeelle iyo dowladda Dhexe ee Soomaaliya.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle la burburiyay, islamarkaana dowladda Soomaaliya ay arintaasi ay ka dambeysay.
Sidoo kale Gudoomiye Cumar Baadiyow ayaa waxaa uu Dowlada Dhexe iyo Baarlamaanka Hirshabelle ku Eedeeyay in ay jabiyeen dastuurka.
Dhawaan aay aheyd Markii Cali Cabdullaahi Cosoble oo Ahaa Madaxweynihii Maamulka Hirshabelle ay Xilka ka qaadeen Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Hirshabelle,Waxaa uu Cosoble hada ku sugan Yahay Magaalada Baladweyne ee G.hiiraan.
Leave a Reply