Madaxweynihii xilka laga qaday ee Maamulka hir-shabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa beeshiisa u caleema-saartay in uu yahay madaxweynaha Cusub ee maamul cusub ee Hiiraanland.
Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hiiraanland Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in xilkaas loo caleema-saaro islamarkaana uu ka shaqeyn doono sidii loo hormarin lahaa hiiraan.
Dhanka kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibrahim ayaa sheegay in xildhibaanadaHirshabelle ay laaleen isla markaana burburiyeen nidaamkii hore loogu heshiiyay iyo dastuurkiiHirshabelle, sidaasi darteedna ay dhisteen maamul u gaar ah.
Leave a Reply