
Deegaanka Buula gaduud oo Ku yaala duleedka Magaalada kismaayo ayaa la sheegay in ay la wareegeen Al-Shabaab.
Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegatay in ay si buuxda ula wareegeen degaanka Buulo Gaduud ,oo ay saakay aroortii ay kusoo qaadeen Weerar toos ah iyo Qaraxyo.
Waxa ay sheegteen Al-Shabaab in ay ciidamada Jubbaland oo ay ka qabsadeen degaankaasi.
Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada maamulka Jubbaland ee saakay Weerarka lagu soo qaaday.
Leave a Reply