Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle, ayaa sheegay in maanta oo talaado ah si rasmi ah ammaanka hoolka loogu wareejiyay ciidamada AMISOM lagana wareejiyay Ciidankii Dowlada ee halkaasi ku sugnaa.
Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle, ayaa waxa ay dhaceysaa 12-ka Bishan, waxaana ka dhiman oo kaliya muddo todobaad ah, iyadoo xubnaha Musharaxiinta ay gaarayaan Magaalada Jowhar.
Ilaa hadda ma jirto qof loo saadaalin karo Murashaxiinta u tartamaysa xilkaasi, waxaana ku jira xubno ku cusub siyaasadda iyo kuwo waqti badan ku soo qaatay Siyaasadda
Leave a Reply