Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxaa soo gaaray ganacsatao Reer Puntland ah oo laga soo masaafuriyey dalka Imaardka Carabta laga qaatay Sharciyadoodii waxayna saxaafada kula hadleen magaalada Boosaas ayakoo sheegay in Soomaliya iyo Imaradka Heshiis wanagsan ka dhexeeyo sida dekadaha Berbera iyo Boosaaso.
Ganacsatadaan ayaa sheegay in dowlada Soomaliya wax kaqabato ganacsataadaan hantidooda ladhacay oo isugu jirta mid ma guurta ha iyo kuwa kalaba.
Leave a Reply