Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo kula kulmay danjiraha dowlada Ingiriiska u jooga Soomaaliya Divid Concar, Kulankan oo ahaa mid diirada lagu saarayay tageerada ay dowlada UK siiso Jubaland gaar ahaan adeegyada bulshada, iyo taakulaynta dhinacyada amaanka iyo horumarka.
Leave a Reply