Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xariga ka jaray xafiisyo lagu qabto cabashooyinka dadweynaha ee la xariira Arrimaha garsoorka, Xafiisyadaan oo lacag laga rabin shacabka ayaa waxaa hirgalisey Wasaarada Garsoorka Soomaliya, Raysawsaare Khayre ayaa sheegay xafiiskaan inuu wax badan uqabanayo bulshada Soomaliyeed inuu yahay xafiis lacag la’aan ah.
Hoos kadaawo
Leave a Reply