Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Eng. Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiir ku-xigeenka safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya Miss. Mary Shockledge.
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa sheegay kulanka kaddib inay ka wada hadleen arrimo ay ka mid ahaayeen Ammaanka, Nabad gelyada, doorashada Puntland iyo arrimo kale oo muhiim ah.
Leave a Reply