Xildhibaanada aqalka sare ayaa maanta Cod Galiyay dooddii loo ballan-sanaa ee dhiibista xukuumadda Xasan Kheyre ee Cabdikarim Qalbi-dhagax.
Xildhibaannada ayaa ku kala qeybsamay arrintan Waxaana Uu Gudoonka Golaha Aqalka Sare Galiyey Cod Si Looga Dooda Ama Looga Gudbo.
Intaasi kadib, guddoonka golaha aqalka sare ayaa cod-geliyay doodii Qalbi Dhagax Waxaana Gabi Ahaanba Lalaaley Dooda Qalbi_Dhagax Loona Gudbo Ajandayaasha Kala Ee Xiga Si Shaqada Baarlmaanka Aqalka Sare Loo Dardar Galiyo.
Natiijada Codadka ayaana noqoday:
Waxaa Deeday ina Laga Doodo 21 Qof
Waxaa Ogaaladay ka Doodida Dheebista Qalbi_dhagax: 11
Waxaa Ka Aamusay: 4
Sidaas Ayuuna Gudoomiyaha Aqalka Sare Ku Laaley Qodobka Dheebista Dooda Qalbi_Dhagax’
Waa Been abuur ah Wararka Sheegayo in Dib Loo Dhigey Ajandaha Dooda Qalbi_Dhagax.
Qore Abdikaadir jiijiile
Leave a Reply